(Akhriso) Mahad Salaad oo talooyin Muhiim ah u jeediyey dowlada & Ahlu sunna

GALMUDUG XAL AAN XABAD AHAYN HA LALA BAADI GOOBO! 48 saacadood ee lasoo dhaafay degmooyinka Guriceel iyo Matabaan waxaa ka jiray hardan ciidan oo u dhaxeeyay Ahlu Sunna iyo ciidamada dowlada. Intii dhimatay Allaha u naxariisto. Inta dhaawaca ahna Allaha u booga dhayo. Aamiin. Sida muuqata labadaas magaalo hada gacanta dowlada ayay ku jiraan lkn … Continue reading (Akhriso) Mahad Salaad oo talooyin Muhiim ah u jeediyey dowlada & Ahlu sunna